| www.somalsoft.com» |
|
|
|
Insha Allah, mar dhow
waxaa diyaar ah:
|
Ulusoft: Rinjiyeen
(ama Midabayn) |
|
( Coloring ) |
|
 |
|
|
Ulusoft Rinjiyeen (Ulusoft
Coloring) waa brograam ka kooban 7 gruub oo min 12 masawir ah). |
|
Looma baahno in interneetka
lagu xirnaado si loogu cayaaro. |
|
84-ta masawir waxaa u sii
dheer fursad ah in wax la masawiri karo sidi iyadoo qalin la heysto. |
|
Qalabyada iyo fursadaha kale
uu leeyahay waxaa ka mid ah: tire, keyd gelin, daabacaad ..... |
|
|